Home / News &Events

News &Events

Daawo: Jaamacada Upper Jubba Ee Baydhabo Oo Maanta lagu soo Dhaweeyay Arday Cusub Oo Ku Biirtay Sanad Dugsiyeedkan

Baydhabo(UJU)—Jaamacadda Upper Jubba oo ka mid ah jaamacadaha ku yaalla magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa maanta waxa ay ku qabatay Xarunteeda xaflad daaha looga rogayay furitaanka sanad wax-barashadeedka 2016-2017 sidoo kalana lagu soo dhaweynayay ardeyda cusub ee sanad waxbarashadeedkaan iska diiwaangelisay. Xaflada waxa goobjoog barayaasha, Waxgarad iyo maamulka sare …

Read More »

Daawo: Jaamacada Jubbada Sare Iyo Wasaaradda Beeraha KGS Oo Tababarsiyey Iskaashato Beeralayda Gobolka Bay

Baydhabo(UJU)-Siminaarkan ayaa waxaa lagu qabtey Xarunta Jaamacada Jubbada sare Ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay , iyadoo ay Casharo ka bixinayeen Macalimiinta Jaamacada Upper Jubba  Sida Dr. Idriss Cabdi Dhaqtar , Dr.Xasan Ismaciil  Baashaa  iyo Prof Abbu , taasoo ay soo qaban qaabiyeen Wasaarada Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda …

Read More »